Falliir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.
Falliir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falliir ↴
falfalliir | falfalliir | falfalliiran | falfalliiran | falfalliirid | falfalliirmid | falfalliirnaan | falfalliirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg