fanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanee

asiidh-dufaneed [m.l] (-dyo ..., m.dh)
(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarookaarboon iyo dhammaad ah koox kaarboogsayl.

bandhig [m.l]
1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.

bandhig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.

fanayn [m.f.dh]
eeg fanee. ld fanaysi, fangelin, fangelis.

fangeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fanee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg