Faqri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hanti la'aan. 2. F. ah: qof aan hanti lahayn.
Faqri
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay,-iday/-isay; -iyi)ld faqiir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faqri ↴
naabnaab | barakac | dacluus | deeg | faqiir | faqiirid | faqrin | faqrinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg