Fardafuul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo. 2. F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.
Fardafuul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)Faras dusha ka korid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fardafuul ↴
dhaari | fardafuulid | fardafuulis | qardow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg