Farqi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kala duwanaanta laba wax ama ka badan leeyihiin. ld faraq.

Farqi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax faraq u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farqi

faraq | farqin | farqis | hashuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg