Farraar

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Labada ganood ee ul, hangool, iwm hal cirif ku leeyahay midkood. ld faraar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farraar

saalimow | udub | cirjeex | daddaab | faraar | fargan | farraarre | labafarraarle | mariikh |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg