Farsamee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farsamee ↴
bisayl | cidaad | farsamayn | farsamaysan | geedaqorid | habsan | habxun | muraayad | naduur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg