Fax

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan.

Fax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fax

laacayaal | tafaxaydasho | tafaxaydo | unfaxyee | unfaxyeyn | unfaxyo | awrdhaw | awrdhaw | bacrimane saygot | facshar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg