Fayow
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-oobaa, -oobayd)Wax caafimaad qaba ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayow ↴
caloolfayow | fayoobaan | ladnaysii | xorshosh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg