Fir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.

Fir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.

Fir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Timo, caw iwm feerid. 2. Geedo cagaar yar bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fir ↴

ebinefiriin | xaabso | yaac | yaaci | yaacsan | caajis | kaafir | kaafirad | kaafiriin | kaaliyam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg