Yaaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Dad, duunyo ama qalab kala firdhin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaaci ↴
yaacid | yaacin | yaacis | dhidid | did | firdhaad | firdhi | firdho | firir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg