Yaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho. 2. Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaac

yaaci | yaacid | yaacin | yaacis | yaacsan | yaacsanaan | yaacsanaansho | qaash | busbus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg