Fog

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gaa, -gayd)

1. Wax durugsan ahaansho. 2. Ka f.: wax, wax kale ka durugsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fog

taa | aamanuu | yabaq | faalal | gaadoowe | gaafo | maalinsocod | or | raadar | raadgur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg