fogeyn
(m.f.dh)eeg fogee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fogeyn ↴
faalal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Dhul ku kor faafid. 2. Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid.
gaafo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
1. Bawdyo kala fogeyn (hal). 2. U g.: wax qabashadooda isu diyaarin. 3. U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.
cillaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Arrin aan xalkeeda fogeyn.
daqaqan [m.l]
Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid.
daqaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
U d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.
dheeree [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Wax dhererkiisa kordhin. 2. (f.g) Wax meel ka fogeyn. 3. (f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.
durki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel yiil sikin. 2. Wax fogeyn. ld durgi, durji, durqi.
hadhow [Falkaab | Adverb]
Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.
jiciiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel ka wadid; wax meel ka fogeyn.