Foohaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xarrago dhar waaweyn loo qaato oo is tustus iyo kibir ku jiraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foohaar

foohaari | foohaarin | isfoohaari | isfoohaarin | isfoohaaris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg