Ful

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ful

kaadi | haad-kacarar | laablaab | caafimaad-beeleed | idman | laaluush | maammul | maammulxumo | naajax | oofi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg