Fuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid. 2. Hawl ama arrin hirgelin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuli

kaadi | laablaab | caafimaad-beeleed | idman | laaluush | maammul | maammulxumo | naajax | oofi | oog |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg