Gaari
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. (gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado. 2. Gaarigacan.
Gaari
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Haweeney maamulka aqalkeeda iyo nadaafadda jirka aad u ilaalisa oo uga adag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaari ↴
odayow | daabad | aalo | laakoliit | laalan | maakhiido | maalinsocod | oommane | qaalin | qaalin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg