Ganac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

(c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga.


Ganac

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Beec; ii.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ganac

kaadimacaan | qaadwale | raasammaal | saalaxweeto | abakaar | baaniyaal | baaritaan | baayac | baayacad | bacadle |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg