Gaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an. 2. (sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld go.
Gaw
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)1. Jar dheer; qar. 2. Weel afkiisa sare. ld go(ø).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaw ↴
daabax | uugaw | baqti | baqtii | birsol | daloolin cad-hunguri | dhegawaddan | dhegawaddanaan | dhegawaddanaansho | digdhaw |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

