geshi
(m.l)

ld geshi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geshi

gashiisho [m.dh]
Galley shiidan oo la kariyey; soor. ld geshiish.

gashin [m.l]
ld geshi.

geshiinayn [m.f.dh]
eeg geshiine.

geshiinee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-neeyay, -naysay)
Ku g.: meel habeen ku dhixid marka safar dheer lagu jir.

geshiino [m.dh]
Dhixidda safar meel habeen ku dhex.

geshiisho [m.dh]
ld gashiish.

geshin [m.l]
Ladnaan; baraaro. ld gashin, geshi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg