go'id
(m.f.dh)eeg go'². ld go'niin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh go'id ↴
caag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
jaanguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax dabar go'id.
jab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Wax dillaacid ama kala go'id. 2. Col iwm guuldarro la kulmid. 3. Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.
raadguur [m.l]
Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.
saahid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Cabsi Ilaah u go'id. 2. Ka s.: wax la caadaystay joojin.
tafiirgo'id [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafiirgo'.
cadgo'id [m.f.dh]
eeg cadgo'².
caloolgo'id [m.f.dh]
eeg caloolgo'.
ciribgo'id [m.f.dh]
eeg ciribgo'.
dabargo'id [m.f.dh]
eeg dabargo'².