Gob

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurk.


Gob

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Qof dad la dhaqan wanaagsan oo asluub loo bogo leh. 2. G. ah: inta talada u haysa bulsho meel ku wada noo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gob

jaariile | laandheer | laandheere | oomane | oomane-u-eke | orgobbe | xagaayo | ab'orijinis | afgobaadsad | afgobaadsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg