Googgo'

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.

Googgo'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Cad cad noqosho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga googgo'

basaas | basaas | biglee | googgo' | googgo' | googgo'an | googgo'id | googgo'naan | googgo'naansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg