Gool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.

Gool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira. 2. Awr buuran. 3. Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarra- dooda.

Gool

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Libaax dheddig. 2. Neef dheddig oo buuran. 3. Neef dheddig oo rimay la'aan ku weynaaday.

Afar Goolleey*

waa ciyaar ay hal mar 4 laacib oo iska soo wada horjeeda garoonka wada galaan mid walbana laga rabo inuu goolkiisa difaacdo, goolalna ka dhaliyo 3da kale. Farsamada ay ciyaartan caanka ku tahay waa in la wada weeraro qofka kubbadda wata. FG: Waana bilaa garsoore.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gool

abeer | adan | agool | barambarqo | dhegoole | dhegoolee | dhegooley | dhegooleyn | galgaal | galgaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg