Gudbis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meydhaan. 2. Nooc legdinta ka mid ah oo qofka xagga dambe la isu dhaafiyo. 3. ld gudbin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudbis ↴
ureed | gargudbis | gudbin | gudbitaan-kul | hunguri | hunguricad | kahortagga-cudurrada | marsii | marso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg