Hunguri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda isu haysa oo cuntadu marto. 2. ld hunguri-cad. 2. Cun-to.
Hunguri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.l)(c.nafl.) Qaybta dheefmareenka ee u dhaxayso dalqada iyo caloosha. Waa dhuun muruqaysan oo shaqadeedu tahay inay cuntada u gudbiso caloosha. Habka isku soo ururka ee ay cuntada u gudbisana waxa loo yaqaan dubaaxis. 2. ld hungiri-cad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hunguri ↴
caadaqaate | waddo-hunguri | xabag | yaw | yibir | alfiyoole | booc | calool | cidhib | cur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg