Gudub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan. 2. Babac. 3. ld gudbid.

Gudub

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-dbay, -dubtay; -dbi)

1. (f.g) Wax dhaafid. 2. (f.mg) Ku g.: wax dhexdooda wax kale ku goyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudub

tacaddi | xadgudub | xadgudub | xambaaraggudub | babcan | bacleel | dadab | dadabxambaar | dadabxambaar | dadabxambaarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg