Gundhaw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gundhaw

guggundhaw | gundhawr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg