Guubaabi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid inay wax ku tallaabsato ku boorin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guubaabi ↴
boorri | caraadi | guhaadi | guubaabin | guubaabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg