Guuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guuli

gaabbaguulid | guul | guulid | guulin | guulis | jixi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg