Jixi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

U j.: dibi, dibi kale guulid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jixi

faago | naajixi | naajixid | naajixin | calool-adag | dubnax | dubnax | jadeerwac | jadeerwac | jimic |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg