Haawi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Weel af bannaan dabayl u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haawi

haawid | haawilood | haawin | dhaawicid | dhaawid | dhaawis | haawis | haawiya | khaawis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg