Halaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm. 2. Nooc ka mid ah masaska. 3. Jinni.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaq

waddo-halaq | abeeso | bey | dhaji | good | halaqdile | halaqjaflayn | halaqjaflays | halaqjaflaysad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg