Har
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Wax if qabtay hooska uu bixiyo. 2. Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
Har
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Digo iwm meel ka xaarid. 2. (f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho. 3. (f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
Harweyn*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
ugaarsade-hargaandi*
baydari
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Sharma'arke*
Waa magac loo bixiyo ilmo lab ah oo loo rajeenayo in uusan shar arag.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
waa marka xoolaha guran ee aan irmaaneyn laguraaan rag kaliya een wadan hoy ama aqal
Macne Dheeraad ah
Пора [url=https://www.brilliant-rings.ru/]кольцо с бриллиантом 0 5[/url] прямо сейчас и подчеркните свою уникальность! Приобретение колец с бриллиантами всегда является символом особого момента и безупречного вкуса.
Macne Dheeraad ah
Если вы мечтаете о надежном и теплым жилье, обратите внимание на [url=https://karkasnye-doma-pod-klyuch12.ru]строительство каркасных домов в санкт-петербурге[/url], где вы найдете лучшие решения по качеству и цене. Особое внимание уделяется теплоизоляции здания.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga har ↴
ba' | raabacad | waab | saabil | aameel | baabbul | naab | ogog | caad | daadxoor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

