Harqood
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Qalab ay jiidaan laba dibi oo beeraha lagu falo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqood ↴
harqoodaal | irfi | marashi | minaaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

