Heerkulbeeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

(fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heerkulbeeg

heerkul | heerkulbeege | meerkuri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg