Meerkuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hoore bir ah cad cufnaan weyn oo badanaa loo adeegsado heerkulbeegyada. ld meerkiyuuri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meerkuri ↴
beeg | heerkulbeeg | meere | meerkiyuuri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg