Heshiis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco. 2. ld heshiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heshiis

nabaddoon | nabadsii | nabdi | waanwaan | ansaxin | aslaaxi | borotokool | caymis | daawaley | daawo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg