Hindhiso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef kedis ah, xoog leh, wadata duuf oo laga sii daayo sanka iyo afka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hindhiso

hargab | hayaamiso | samboor | samboor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg