Hogo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.
Hogo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Nafley meel is tubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hogo ↴
yib | caynsane | dameerhogo | dhogof | dhogofsasho | dhogofsi | dhogofso | dhogor | dhogordhacsad | dhogordhacsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg