Dhogor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Timaha xoolaha ugaarta, dugaagga iwm dushooda ka baxa. 2. Dh. ah: Tiro go'an oo xoolo nool ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhogor

baabbul | daacuf | laama | raan | yuf | baal | bakayle | bisad | boosh | buste |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg