Hoog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.


Hoog

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoog

ba' | ba' | nabsi | basanbaas | bi'i | duf | dugey | feleg |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg