Wareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nabar ama dhaawac waran ama hooto.

Wareen

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay; -eemi)

1. Cid waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareen

oofwareen | bakhtiwareen | bakhtiwareen | baqtiwareen | baqtiwareen | cirwareen | ilwareen | jeeniwareen | qoorgooye | tafwareen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg