Horee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

1. (f.g) Xoolo meel ku reebid. 2. (f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor².

Jacayl naftaada kaagama horeeso*

Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horee

oomane-u-eke | waagii dhagaxa-dambe | alkun | curad | fadgooyo | hor | horayn | jiido | Liin Bambeelmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg