Hormari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dad horumar gaarsiin. 2. Cid safka hore gelin. 3. Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hormari ↴
maaddi | maalgeli | dabakeen | dabakeen | dabakeen | dhaafi | honono' | honono' | hormarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg