Huriye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. (dii.) Qof kaniisad ka heesa. 2. (riw.) Qof ka mid ah koox heesta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huriye

huraanhuriye | hursan | qaxsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg