Huur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Kulayl hawo la'aani keentay.


Huur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.


Huur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nafley kulayl dareemid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huur

qaar | saawee | yirid | beden | caaryo | canshuur | canshuur | canshuuran | canshuurasho | canshuurid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg