Ilig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(ilko, m.l) (c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilig

afarfoolle | bilig | biligbilig | biliglayn | biliglee | boojis | daandheero | faan | faranfar | filig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg