Illin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo/-nno, m.dh)Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
Illin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo. 2. ld illis. eeg illi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga illin ↴
dhillin | dibkabe | diillin | diillincaanood | hayaamiso | hiillin | hoor | illintir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg